Qaado video compilations




Sheeko Somali ah Sheeko Somali ah
Posted by: Xildhibaan

Video duration: 89 seconds
Global video hits: 136

sheekaddani nuxurka macnaheedu wuxuu yahay in dadka ay helaan u baahan yihiin inay haystaan hub,dad,saad,aqoon,d haqaale, aad isaga celisid cadowgaga.
iyo inaad ilaahay amarkiisa u hogaansantid si nabi maxamed kuugu shafeeco qaado, sidaad la'adligeed kitaabka quraan iyo xadiiska qabso, cilmiga aduuna baro.
hadii aadan aqoon lahayn cadow kasta ayaa ku cunaya.

Related: somalia

qolka guusha mahee wa qolka jiroolayasha qolka guusha mahee wa qolka jiroolayasha
Posted by: sisterbilaajo

Video duration: 59 seconds
Global video hits: 105

ma xishonayan jaahilnimada aya waxaay tustay in habeen iyo maalin ay ku camal seegaan paltalk,kaaga darankaa hadal ma yaqanan oo facood lama kaftami karaa ooyin iyo qeylo leeba ku jiraan are tolkay kuwan wa cebeyeen.mugay dhahen haben iyo malin so jeda

Related: onetruemedia, paltalk, qaado, xaal

mi video emiliano mi video emiliano
Posted by: 02856152616

Video duration: 291 seconds
Global video hits: 18

quiero que lo vean

Related: animación

Aadan Madoobe oo difaacey Xildhibaanada 12 Sept 2008 Aadan Madoobe oo difaacey Xildhibaanada 12 Sept 2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 410 seconds
Global video hits: 162

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Max'ed Nuur [Madoobe] ayaa difaacay go'aankii Xildhibaanada ee codka kalsoonida loogu diiday Wasiiradii iscasilay, isagoo ku tilmaamay mid xaq ah.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in Baarlamaanku uu xaq u leeyahay inuu codka kalsoonida u qaado xubin walba oo ka tirsan DF, codeyntii shalayna ay ahayd mid sharciga waafaqsan.Xigasho BBC

Related: bbc, ethiopia, muqdisho, somalia

Mucjiasadaan walaal ku cibro qaado!!! Mucjiasadaan walaal ku cibro qaado!!!
Posted by: LiibaanTotti

Video duration: 47 seconds
Global video hits: 8680

wa mucjiso ee ku waana qata walaalayaal!!!

Related: gaafoow

hees xabashiya hees xabashiya
Posted by: abdullahi34

Video duration: 220 seconds
Global video hits: 257

waa hees xabashiya oo qaado aabi layk

Related: axmaari, daawasho

Difaaca Dalkiina Difaaca Dalkiina
Posted by: qarandoon

Video duration: 592 seconds
Global video hits: 3812

Hees Boorinaysa in dulliga aan loo adkaysan ee reeryada/heeryada cadawga la iska qaado.

Related: 123hees, africa, hees, horn, of, somali, somalia, somaliland, songs

Aftahan.com Aftahan.com
Posted by: aftahanc

Video duration: 177 seconds
Global video hits: 11604

Abwaan Maxamed Xasan Dhagles, waa ninkii tiriyey heesta Dejiya ee Xasan Aadan qaado, waxa cajaladan duubay, soona agaasimay Ururka Aftahan (www.aftahan.com

Related: gabayo, heeso, majaajillo, somali, somaliland, suugaan

Page: 1

 

Search for a video theme of your choice:

 

You like it? Share it!

 

 

Social Bookmarking  Social Bookmarking  Prophecy videos

© Copyright 2008 by ProphecyPortal.com and TrueStar Marketing. Internet Marketing Services.
Videos are copyrighted by their respective owners/creators, and the video owners/creators are solely responsible for the content of their videos.

Shree Yantra - Nostradamus Prophecy, Bible Prophecy, End Times